author

Barcelona ayaa darbo ku tuurtay Ronaldo iyo Fati ka hor inta aysan si degdeg ah u tirtirin qormadeeda

Baraha bulshada ee Barcelona ayaa si weyn loo hadal hayay ka dib markii ay si lama filaan ah ugu soo darsadeen Cristiano Ronaldo iyo Ansu Fati oo gool u dhaliyay kooxda Real Betis. Kooxda reer Catalan ayaa 5-0 ku badisay kulankoodii ugu dambeeyay ee La Liga. Goolal ay dhaliyeen Joao Felix, Robert Lewandowski, Ferran Torres, […]