Rasmi Liverpool oo shaacisay tababaraha cusub ee xilli ciyaareedka soo socda

Romano oo ayaa xaqiijiyay Arne Slot in uu noqon doona tababaraha cusub ee Liverpool isagoo bedelaya Jurgen Klopp dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Heshiis lagu shaabadeeyey magdhowga u dhexeeya Feyenoord iyo LFC, dhammaan waxa lagu dejiyey faahfaahinta qandaraaska ee Slot.

Arne Slot ayaa noqon doona tababarihii ugu qaalisanaa abid ee Netherland ah iyadoo Liverpool ay bixin doonto lacag magdhow ah oo dhan 13-15 milyan euro.

Weerarkii Liverpool ee sanadihii lasoo dhaafay ee ciyaarijirtay ma is badali doonaa mase sidii ayee u dheeli doonan kadib imaan shaha macalinka cusub

Fikirkaaga qeebta hoose ee commentiga nagula wadaag mahadsanid

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *