Joao Felix ayaa ku faraxsan ku bilaa washadiisa Barcelona – “halkan si ka fiican ayaan ula qabsaday markii aan joogay Atletico Madrid”

Joao Felix ayaa si heer sare ah ku bilowday amaahdiisa Barcelona. 23-sano jirkaan oo ka yimid Atletico Madrid maalintii ugu dambeysay ee suuqa kala iibsiga xagaaga, ayaa ku jira qaab ciyaareed fiican, isagoo dhaliyay seddex gool iyo labo caawin. Felix waxa uu u muuqday nin dib u dhashay tan iyo markii uu u socday Catalonia. […]

Hazard ayaa ku dhawaaqay inuu soo laabtay bishaan ka dib markii Real Madrid ay burburisay qandaraaskiisa

Eden Hazard ayaa mar kale ka soo muuqandoona garoomada kubada cagta bishaan ka dib markii uu ku dhawaaqay inuu ku soo laabanayo kubada cagta – ciyaar samafal ah. Hazard ayaa laga fasaxay kooxda reer Spain ee Real Madrid xagaagii ka dib markii uu kaliya 76 kulan u saftay afartii xilli ciyaareed ee uu joogay kooxda. […]

Real Madrid ayaa indha-indheeyayaal u dirtay ciyaartoyda Rennes kulankii Breton derby ay kaga badiyeen Nantes

Markii labaad ee xilli ciyaareedkan, kooxda La Liga ka dhisan ee Real Madrid ayaa u dirtay indha-indheeye si ay ula socdaan dhowr ciyaaryahan oo Rennes ah intii lagu jiray axada Breton derby ee ay la ciyaareen FC Nantes, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday SportsZone. Ilo wareedyo ay la xiriirtay Get French Football News […]

Joao Cancelo ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay Barcelona ka hor kulanka Porto

Barcelona ayaa ku wajahan Porto kulankeeda labaad ee Champions League xilli ciyaareedka 2023/24 October 4. Waxa ee ka badiyeen Royal Antwerp kulankoodii furitaanka, Xavi ayaa xaqiijistay labo guul seddexdii kulan ee ugu dambeysay horyaalka, oo ay ku jirto guushii 1-0 ee La Liga ay ka gaareen Sevilla. Iyadoo Xavi uu eegayo inuu sii wado joogteynta […]

Liverpool ayaa laga yaabaa in la ganaaxo ka dib muran VAR ka dhashay inkastoo madaxa PGMOL uu raaligelin ka bixiyay

Liverpool ayaa lagu ganaaxi karaa 25,000 oo gini ganaax lacageed oo ka imaan kara FA-ga ka dib guuldaradii 2-1 ee ka soo gaartay Tottenham Hotspur sabtidii. Reds, oo ciyaarta ku dhameysatay sagaal ciyaaryahan, ayaa la kulantay guuldaradii ugu dambeysay ka dib markii uu Joel Matip gool iska dhaliyay daqiiqadii 96-aad ee ciyaarta garoonka Tottenham Hotspur […]