Shaxdii ugu wanaagsan heerka groupyada UCL Wareega 3aad: Onana, Maguire, Fermín & Jesus oo la magacaabay

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA Champions League ayaa si rasmi ah u soo saaray shaxda kooxdii ugu fiicnayd todobaadka: Onana, Maguire, Fermín & Jesus

Shadii ugu wanaagsaneed Champions League wareegiisasa group-yada lugtii sadaxaad 2023-24

Googlehaye waxaa loo doortay
André Onana (Man United)

Daacfacyada waxaa loo doortay

Harry Maguire (Man United)

David Raum (Leipzig)

Nico Schlotterbeck (Dortmund)

Qadka dhexe waxaa loo doortay

Fermín López (Barcelona)

Warren Zaïre-Emery (PSG)

Xavi Simons (Leipzig)

Hakan Çalhanoğlu (Inter)

Weerarka waxaa loo doortay

Evanilson (Porto)

Santiago Gimenez (Feyenoord)

Gabriel Jesus (Arsenal)

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *