Liverpool iyo AC Milan waa kuma xidiga isha ku hayaan kaas oo ka ciyaara khadka dhexe ee naadiga Boca Juniors

Liverpool iyo AC Milan ayaa isha ku haya ciyaaryahanka khadka dhexe ee Boca Juniors Ezequiel Fernandez.

La Gazzetta dello Sport ayaa sheegaysa in saddex kooxood ay isha ku hayaan 21 jirkaan khadka dhexe. Benfica ayaa kula xifaaltami doonta AC Milan iyo Liverpool da’yarkan ka hor suuqa January. Fernández ayaa qandaraas kula jira Boca Juniors ilaa xilli ciyaareedka 2025. Fernández, oo 21 jir ah, ayaa ku guuleystay inuu sameeyo hal caawin 43 kulan oo uu u saftay kooxda reer Argentina ee Boca Juniors.

Yaa is leedahay wee ku guuleesan kartaa tartankaan loogu jiro dayarkaan 21 jirka ah

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *