Waa kuwee kuwa ugu cadcad ku guuleysiga abaalmarinta Ballon d’Or 2023 ee ragga? Messi, Haaland, Mbappé…

Abaalmarinta Ballon d’Or 2023 ee ayaa ka dhici doonta Théâtre du Châtelet ee caasimadda Faransiiska ee Paris Isniinta 30ka Oktoobar 2023. Dhammaan indhaha caalamka kubadda cagta ayaa ku sii jeesan doona caasimadda Faransiiska maalinta Isniinta ah iyadoo xafladda 2023 ee Ballon d’Or ay ka dhici doonto Théâtre du Châtelet ee Pari. Marka laga soo tago […]

Xavi ayaa ugu yeeray 16-sano jir kale tababarka kooxda koowaad kahor kulanka El Clasico

Barcelona waxa ay ku qasbanaatay in ay si degdeg ah ula socoto xirfadeeda da’da yar ee kooxda koowaad ee xilli dambe, iyadoo Blaugrana ay gabaabsi ku yihiin xidigaheeda, ayna hareereeyeen dhaawacyo. Laakiin tan iyo markii uu Ronald Koeman soo galay saddex sano ka hor, Barcelona ayaa markale bilowday inay fursad siiso da’yarta. Tan iyo markii […]

Shaxdii ugu wanaagsan heerka groupyada UCL Wareega 3aad: Onana, Maguire, Fermín & Jesus oo la magacaabay

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA Champions League ayaa si rasmi ah u soo saaray shaxda kooxdii ugu fiicnayd todobaadka: Onana, Maguire, Fermín & Jesus Shadii ugu wanaagsaneed Champions League wareegiisasa group-yada lugtii sadaxaad 2023-24 Googlehaye waxaa loo doortayAndré Onana (Man United) Daacfacyada waxaa loo doortay Harry Maguire (Man United) David Raum (Leipzig) Nico Schlotterbeck […]

Joao Felix ayaa meesha ka saaray cabsida ay taageerayaasha Barcelona ka qabaan dhaawaca ka hor kulanka El Clasico

Barcelona ayaa nasiib daro iyadoo Pedri, Frenkie de Jong, Raphinha, Robert Lewandowski, Jules Kounde iyo Sergi Roberto ay dhamaantood haatan ku maqan yihiin xaalado kala duwan. Intii lagu guda jiray guushii ay ka gaareen Shakhtar Donetsk Arbacadii, waxay u muuqatay in liiskaas lagu dari karo, iyadoo Joao Felix lagu qasbay inuu dhaawac ku baxo qeybtii […]

Shakhtar Donetsk ayaa ku dhawaaqday tababare cusub 24 saac ka hor kulanka Barcelona

Barcelona ayaa rajeyneysa inay seddex guul xiriir ka gaarto xilli ciyaareedkan Champions League marka ay ku martigeliso Shakhtar Donetsk garoonka Olympic Stadium fiidnimada Arbacada. Haddii ay sidaas sameeyaan, kooxda Xavi Hernandez ayaa hubaal ah inay hal lug ku yeelan doonto marxaladaha knockout-ka. Dhanka kale Shakhtar ayaa bar-baro la gali karta Barcelona iyaga oo leh 6 […]

Liverpool iyo AC Milan waa kuma xidiga isha ku hayaan kaas oo ka ciyaara khadka dhexe ee naadiga Boca Juniors

Liverpool iyo AC Milan ayaa isha ku haya ciyaaryahanka khadka dhexe ee Boca Juniors Ezequiel Fernandez. La Gazzetta dello Sport ayaa sheegaysa in saddex kooxood ay isha ku hayaan 21 jirkaan khadka dhexe. Benfica ayaa kula xifaaltami doonta AC Milan iyo Liverpool da’yarkan ka hor suuqa January. Fernández ayaa qandaraas kula jira Boca Juniors ilaa […]

Real Madrid ayaan ku ma faraxsanayn go’aankii uu qaatay Carlo Ancelotti intii lagu jiray barbaraha Sevilla

Xilli ciyaareedkan, Toni Kroos iyo Luka Modric. Labada halyeey ayaa inta badan la iska indhatiray iyagoo doorbidaya kuwa ay ka mid yihiin Aurelien Tchouameni, Eduardo Camavinga iyo Federico Valverde Kroos iyo Modric waxa ay wada ciyaareen 10-kii sano ee ugu fiicneyd, waxaana mudadaas ay sameeyeen xiriir aad u wanaagsan gudaha iyo dibadaba. Si kastaba ha […]

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid ayaa laga saaray kulanka El Clasico ee Barcelona

Real Madrid oo hore ka maqnaayeen Eder Militao, Thibaut Courtois iyo Andriy Lunin, laakiin waxaa soo gaaray dharbaaxo kale oo ku aadan safarkii Montjuic oo ay ku wajahayaan Barcelona isbuuca soo socda. Suurtagalnimada ayaa ah inay sidoo kale waayi doonaan Arda Guler, kaasoo Carlo Ancelotti uu sharaxay inuusan wali taam ahayn, isagoo ku macneeyay inuu […]