Waa kuma halyeeyga usoo dheelay Real Madrid ee badalayo Carlo Ancelotti

Halyeeyga Real Madrid u soo ciyaaray waxa uu ahaay twabara kooxda koowaad muddo ka yar hal sano kadib markii uu la wareegay Bayer Leverkusen Oktoobar tii la soo dhaafay, kadib markii uu saddex sano uu tawabare u ahaay kooxda Real Sociedad B.


Sida laga soo xigtay Radio MARCA, Real ayaa ku qanacday Alonso iyada oo u fiirinen qibrad yarida xaga twabarida waxayna ka dhigeen 41-sano jir kaan doorashada badalka inuu noqdo tawabare Ancelotti.

Laba-jeer oo Yurub Champions ah , Alonso wuxuu lix xilli ciyaareed ku qaatay Santiago Bernabeu , isagoo ku guuleystay LaLiga sanadkii 2012 ka dibna Champions League laba sano kadib inta lagu guda jiro jiidkii ugu horreeyay ee Ancelotti ee kooxda.

Sidookale Ku guuleystay koobka adduunka ee 2010 ayaa ka fariistay saddex xilli ciyaareed kadib uciyaaristii Bayern Munich wuxuuna maamulay kooxda dhalinyarada Real, ka hor inta uusan la wareegin Real Sociedad B


Bishii Oktoobar ee sanadkii la soo dhaafay, Alonso ayaa Gerardo Seoane ku beddelay Leverkusen kooxda labaad ee hoose kadib sideed kulan ee Bundesliga.

Isbaanishka, oo shan xilli ciyaareed ku qaatay Anfield, wuxuu saameyn deg deg ah sameeyey, isagoo hagaya Leverkusen ilaa kaalinta lixaad ee Bundesliga iyo semi-finalka ee Europa League.

Leverkusen waxay ku bilowday si aad u fiican xilli ciyaareedka iyadoo horyaalka Bayern Munich kaliya kaga hogaamineeso farqiga goolasha wax Eena heesataa 13 dhibcood shan kulan ee ciyaartay.

Alonso waxaa xiisee neesay Tottenham ka hor inta uusan magacaabin Ange Postecoglou, laakiin wuxuu u go’an Leverkusen bishii Ogosto saxiixay kordhinta saddex sano oo ku eg dhamaadka xilli ciyaareedka 2025-26.

Dhanka kale, Ancelotti ayaa la filayaa inuu hoos u dhaco marka qandaraaskiisu dhammaado dhamaadka xilli ciyaareedka waxaana la rajeenayaa inuu la wareegayo tababarida xulka Brazil ka hor 2024 Copa America.

Tababarihi hore ee Chelsea ayaa ku guuleystay LaLiga sanadkii 2022 wuxuuna kor u qaaday koobkiisii labaad ee Champions League naadiga isla xilli ciyaareedkaas oo ay weheliso UEFA Super Cup iyo FIFA Club World Cup.

Xilli ciyaareekii la soo dhaafay Real waxay ku guuleysatay Koobka Isbaanishka, laakiin horyaalka wax ee ku dhameesteen iyagoo 10 dhibcood ka dambeeya Barcelona. Sidookale 5-1 wadarta guud ahaan Manchester City ayaa semi-finalka Champions League ku reebtay.

Xili ciyaareedkaan Iyada oo leh 15 dhibcood lix kulan, Real waxay raadineysaa ku soo laabashada hogaanka Barcelona iyo Girona dhibic ka sareeya ka dib markii rikoodkooda ugu fiican ee horyaalka ee San soo afjarin Atletico Madrid iyadoo 3-1 guuldara ah kala kulantay habeenkii Axadda.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *